|

Fanaanada Xabiibo Cabdi (Xabiibo Wanaag) oo ka hadashay Nolosheeda bilaw iyo Dhamaad

Fanaanada caanka ah Xabiibo Cabdi Maxamud oo dad badan ugu yeeran Xabiibo Wanaag ka mid ahayd kooxdii Iftiin ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta ee Soomaaliya ayaa ka sheekeysay qaabkii ay ku soo gashay Fanka iyo qaabkii ay ku bilawday qaadista heesaha macaan ee codkeeda ku hubeysay.
Iyadoo u waramaysay Idaacadda Maqal wareysiga uu qaadayay Wariye la yiraahdo Mohamed Ali ayaa marka hore Xabiibo wanaag lagu soo dhaweeyay Barnaamijka Fanka ee Idaacadaas.

Xabiiba Wanaag waxay ka mid ahayd Ardaydii 1978 ka soo baxday Dugsii Xalane kadibna waxay abaartay dhinaca fanka in kastoo dhibaato dhinaca familka la kulantay.

Xabiibo Cabdi waxay hadda ku nooshahay dalka Sweden

Haddaba Wareysiga Xabiibo siisay Maqal Radio Qeybta hoose ka dhageyso.

Inta jeer ee la aqristay :1251

Related posts:

Gaddafi clung to a fading reality,Libya on the Line
Daawo Filimkan Caruurta Shabaab u dagaalamaysa iyo Waalidiintooda reer kenya
KALA IRDHOWGII AL SHABAAB & BEESHA CEYR
 
Wararkii ugu danbeeyay Halkaan ka Daawo.

Short URL: http://www.newsomali.com/?p=5805

Posted by on Oct 3 2011. Filed under Maqal iyo Muuqaal. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed