Daawo Muuqaalka Danjire America oo booqday Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi
Safiirka Somaliya u fadhiya dalka kenya Maxamed Cali America ayaa booqday Xaafada Eastleigh ee Magaalada Nairobi halkaas oo ay ku nool yihiin kumanaan kun oo soomaali ah kuwaas oo meherado kala duwan uga furna Xaafadaas
Daawo Safiirka oo dhex wareegaya goobaha Ganacsiga ee Islii
Inta jeer ee la aqristay :752
Related posts:
| Wararkii ugu danbeeyay Halkaan ka Daawo. |
Short URL: http://www.newsomali.com/?p=8083

