|

VIDEO: Gacan ka hadalkii xildhibaanada Baarlamanka DKMG (Qosol & yaab daawo)

Waxaan helnay muuqaalkii gacan ka hadal ba’anaa ee dhex maray Xubnaha Baarlamaanka ee kala taageersan Shariif Xasan iyo kuwa xil ka qaadista raacsan iyadoo dagaalka gacan ka hadalka Xildhibaano wax ka soo gaaray.
Gacan ka hadalkaasi oo feer, laad, qoor qabad, jeego dharbaax, haraati, xusul & taraantureyn ka dhacdey ayaa waxaa ilkaha laga tuuray qaar ka mid ah xildhibaanada iyadoo kuwa kale jug culus isu geysteen.

Hadaba Dagaalka Xildhibaanada Daawo

Inta jeer ee la aqristay :345

Related posts:

Golaha Wasiirada Maamul Goboleedka Khaatumo oo lagaga dhawaaqay Magaalada Taleex, Magacyada
Gabdhaha Kubada Koleyga oo ka qiimo batay Xulka kubada cagta Soomaaliya.
Diyaarado Dagaal oo Galbeedka Kismaayo ku dilay galabta Sarkaal Sare oo Al qaacida ka tirsan Warbixi...
 
Wararkii ugu danbeeyay Halkaan ka Daawo.

Short URL: http://www.newsomali.com/?p=10052

Posted by on Dec 19 2011. Filed under Maqal iyo Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed