|

Filimkan Muuqaalka ah waxaa laga Diyaariyay Ciidamada Jabuuti ee Muqdisho jooga

Filimkan waxaa laga diyaariyay Ciidamada Jabuuti ee maalintii shalay ka degay Magaalada Muqdisho iyagoo ku biiray Ciidamada Nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya.
Dowladda Somaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Jabuuti maadama ay ku hadlaan af soomaali wax badan ka bedeli doonaan xaalada ama howlgalada Amisom

Inta jeer ee la aqristay :341

Related posts:

WAR DEG DEG AH:Dhallinyaro Ciyaarayay kubadda cagta oo Miino lagu qarxiyay
Al Shabaab oo dadka ku qasbaya inay ka soo qeybgalaan banaanbax lagu taageerayo al qaacida iyo Xaala...
Ciidamada Dowladda oo kaabiga ku haaya Magaalada B/weyne iyo Xiisad ka taagan Magaalada
 
Wararkii ugu danbeeyay Halkaan ka Daawo.

Short URL: http://www.newsomali.com/?p=10146

Posted by on Dec 21 2011. Filed under Maqal iyo Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed