|

Filim laga sameeyay Amiirka Al Shabaab Axmed Godane, Sheeko yaab badan Daawo

Ninka metelaya Amiirka al shabaab Axmed Godane ama Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr ayaa soo xirtay xijaab iyo Indha shareer taas oo micnaheedu yahay in ninkan odayga ah aan la aqoonin xataa laga yaaba in labiskiisa sidaas yahay oo ku dhex mara bulshada.
Sheekadan waxay ka turjumaysaa in xataa xubno ka tirsan saraakiisha sar sare shabaab aysan aqoonin muuqaalka Axmed Godane, haddaba Daawa Rawaayadda oo qeybta dambe aad uga heli doontaan


Inta jeer ee la aqristay :920

Related posts:

Nin Mareykan u dhashay oo lagu afuubay Magaalada Gaalkayo oo xoriyadiisa dib u helay
Gabdhaha Kubada Koleyga Xulka Qaranka Soomaaliyeed maxaad ka taqaan(Sawiro.Magacyada iyo Wadamada ay...
Daawo Sawirada Ciidamada Kenya oo Gudaha Soomaaliya ku sugan
 
Wararkii ugu danbeeyay Halkaan ka Daawo.

Short URL: http://www.newsomali.com/?p=10444

Posted by on Dec 28 2011. Filed under Maqal iyo Muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed