Daawo Filimkan oo la duubay daqiiqado kadib Markii Xarunta MSF ee Muqdisho lagu dilay Labo Shaqaale oo Ajanabi ahaa, Daawo
Muuqaalkan waxaa la duubay daqiiqado kadib markii nin horey uga tirsanaan jiray Shaqaalaha Hayádda MSF Beljam oo shaqada laga saaray uu weerar ku soo qaaday xarunta hayáddaas oo ku taala Magaalada Muqdisho.
Philippe Havet, a 53-year-old isla markaana u dhashay France iyo Andrias Karel Keiluhu, known as Kace, a 44-year old isna u dhashay Indonesia ayaa weerarkaas lagu dilay.
Haddaba Daawo sida wax u dhaceen Muuqaalkan
Inta jeer ee la aqristay :544Related posts:
| Wararkii ugu danbeeyay Halkaan ka Daawo. |
Short URL: http://www.newsomali.com/?p=10552

