Dagaalyahan u dhashay Kenya oo ka tirsan Shabaab oo Fariin Muuqaal ah isagoo ku hadlaya Luuqada Sawaaxiliga u diray dadka kenya, Daawo Muuqaalka
Dagaalyahan la rumeysan yahay inuu ka soo jeeda dalka kenya kana tirsan kooxda al shabaab ee soomaaliya ayaa soo duubay muuqaal Filim ku hadlaya luuqadda Sawaaxiliga, Filimkan oo ciwaan looga dhigay “Hadaad Allaah u gargaartaan Alle wuu idiin Gargaarayaa”.
Tani waxay ka mid tahay dagaalka dhinaca warfaafinta, sida filimka loo duubay waxaa uu muujinaya in lala hadlayo dadka reer kenya gaar ahaan muslimiinta kenya.
Mujaahid Sheikh Ahmed Iman Ali waa dagaalyahan ka tirsan shabaab isaga ayaana fariinta gudbinaya.
Fariintaan Muuqaalka ah ayaa ku wajahan dhammaan Shucuubta Muslimiinta ah ee ku hadasha luuqadda Sawaaxiliga,
Related posts:
| Wararkii ugu danbeeyay Halkaan ka Daawo. |
Short URL: http://www.newsomali.com/?p=10897

