Daawo Qaabkii u dhacay Howlgalkii Ciidamada Mareykanka ku soo badbaadiyan Labo Shaqaale oo mid Mareykan tahay, Daawo Daagaalka
Howlgal ay ka qaybgaleen lix diyaradood oo nooca qumaariga u kaca ah (Helicopter) oo Mareykanku leeyahay ayaa xoog ku furtay laba shaqaale ah oo u shaqeynayay hay’adda miino-baarista dalka Denmark ee DDG, kuwaasoo sannadkii hore laga afduubay degmada Gaalkacyo xilli ay doonayeen inay ka dhoofeen garoonka diyaaradaha degmadaas.
Weerarka oo xalay saqdii dhexe la fuliyay ayaa wuxuu ka dhacay lagu magacaabo Far-caano oo u dhexeeya degmada Gallinsoor iyo degmada Cadaado waxaana lagu dilay sagaal ka mid ah kooxihii burcadda ahaa ee haystay labadan shaqaale.
Gabadha oo Mareykan, odayna waa Denmarka markii la badbaadiyay waxa loo soo duuliyay Jabuuti.
Madaxweyne Obama ayaa telefoonka kula hadlay Aabaha dhalay gabadha sida muuqaalka filimka aad uga jeedan.
Hadaba Daawo
Related posts:
| Wararkii ugu danbeeyay Halkaan ka Daawo. |
Short URL: http://www.newsomali.com/?p=11484

