|

Zambia ayaa noqday Horyaalka Afrika D. Drogba oo dalkiisa fursad qaali ah ka khasaariyay

Xulka Kubadda Cagta Zambia ayaa ku guuleystay Koobkii Qaaradda Afrika ee caawa lagu soo gabagabeeyay dalka Gaboon kadib markii ay kaga badiyeen rigooriyaal xulka kubadda cagta Ivory Coast

Zambia iyo xulka kubadda Ivory Coast waxay cayaareen 130 daqiiqo kadib markii 90 kii daqiiqo ku kala baxeen 0=0 laguna daray waqti dheeri ah.

D. Drogba ayaa xulkiisa ka khasaariyay gool ku laad loo dhigay daqiiqadii 70 aad

Zambia ayaa markii ugu horeysay taariikhda koobka afrika ku guuleysatay horey labo jeer ayay fiinal u soo baxday balse kuma guuleysan.

Inta jeer ee la aqristay :184

Related posts:

‘Black Hawk Down’ Commander Speaks at UFOR-A
Daawo kulankii dhex maray Raiisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Monti iyo Raiisal Wasaaraha Somalia ...
Daawo hub iyo Gaadiid Shabaabka ka soo furteen Ciidamada Kenya
 
Wararkii ugu danbeeyay Halkaan ka Daawo.

Short URL: http://www.newsomali.com/?p=12116

Posted by on Feb 12 2012. Filed under Sport, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed