Dhimashada dad oo caan ah oo Rabi uu sababa ugu dhigay goolasha Aron Ramse, Taariikhda Gool uu dhaliyay iyo Magacyada dadka dhintay
Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Aron Ramse ayaaa la soo baxay mucjisooyin gooni ah oo Illaah uu sabab ugu dhigay kuwaasoo aan horey inta badan loogu arag ciyaartoyda kale ee aduunka sida ay qoreen warbaahinta caalamku.

Mucjisooyinka ciyaaryahankaan waxaa ka mid ah in hadii uu gool dhaliyo sida ay warbaahintu leedahay in 24 sacadood gudahodo uu dhinto qof ka mid ah dadka ugu caansan aduunka, wallow ay arrintaasi tahay mid xagga Alle ka timid.
Warbixintaan waxey cabsi ku abuurtay dad badan oo caan ah oo xilligaan nool kuwaasoo ka baqaya in goolasha uu dhaliyo Ramse uu Alle sabab ugu dhigo.
Sida ay saxaafada caalamku qoreen waxaad halkaan qeybta hoose ka arki kartaa inta qof ee caan ah ee Illaah oofsaday ama dhimatay markii uu gool dhaliyo Ramse kuwaasoo illaah ku soo beegay waqtiyadoodii aduunka ugu danbeysay.
Qeybta Hoose ka Daawo Goolasha uu dhaliyay iyo dadka dhintay
Related posts:
| Wararkii ugu danbeeyay Halkaan ka Daawo. |
Short URL: http://www.newsomali.com/?p=12179

