|

Nimco Dareen & Ahmed Biif Daawo Muuqaal cusub

Labada Fanaan ee kala ah Nimco Dareen & Ahmed Biif - ayaa Muuqaal cusub soo saaray heestii ay dhawaan wada qaadan Laxaw 2012.
Axmed Biif iyo Nimco waxay ka mid yihiin Fanaaniinta soo kacay 10 kii sano ugu dambeysay iyagoo ka dhex muuqda xilligan fanka Soomaaliya.

Labada Hobol aad ayay u cod macaan yihiin hadaba nala daawada Muuqaalka cusub

Daawo Heesta

Inta jeer ee la aqristay :704

Related posts:

Daawo Muuqaalka Fanaanada Faadumo Hilaac iyo Heeso laga daba dhacay ee Hadda soo saartay, Sawirada i...
Faaduma (Queen) Hilaac iyo Heesteeda Muuqaalka Macaan, Qalbigaaga kula Raaxeyso, Daawo
Rawaayadii Cilmi iyo caado, Binta Cumar Gacal iyo C/qadar.
 
Wararkii ugu danbeeyay Halkaan ka Daawo.

Short URL: http://www.newsomali.com/?p=12367

Posted by on Feb 22 2012. Filed under Fanka iyo Fanaanka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed