Home » Fanka iyo Fanaanka You are browsing entries filed in “Fanka iyo Fanaanka”

Fadumo Hilaac”Xulashada Jaceylka” Hees Cusub, Adiga Naftaada ku qanci doonto ee Daawo

Faad

Fanaanada kacsan muddooyinkii ugu dambeeyay loona caleema saaray fanaanada Qarniga Faadumo Hilaac ayaa soo jeedatay taageerayaal fara badan kadib markii bilawgii sanadkan si is daba joog ah u soo saartay heeso macaan. Heesta sida aadka ah loola dhacay ee Faadumo Hilaac dhawaan muuqaalkeeda soo saartay waa Heesta Xulashada Jaceylka” Waa Eriyadii iyo Laxankii Cali Gaab. [...]

May 13th, 2012 | Posted in Fanka iyo Fanaanka,Wararka | Read More »

Fanaanada da’da yar Samiira Naaji oo Mucjiso la soo baxday

Samiira

Iyadoo ay ka soo jeeda qoys fanka lagu tixgeliyo ayaa durba soo jeedatay indhaha dadka xiiseeya fanka soomaalida hase yeeshe dad badan ayaa aaminsan in gabadhan ay ku darsatay qaab jilitaan oo waxaa ay qaadaysa ka dhigaya wax dhab ah. Aabaheeda waa ninkii soo saaray gabadha fanaaniinta waa weyn ee ku heesa Banaadariga sida Faadumo [...]

May 12th, 2012 | Posted in Fanka iyo Fanaanka,Wararka | Read More »

Muuqaalka Heestan Baashaal Fanaan iyo Gabar doorkeeda ka soo baxday, Ku Raaxeyso

11111111113

Heestaan Ikraan waa hees cusub uu soo saaray Fanaanka Abdul qadir Shik Shik oo ah fanaaniinta waayadan kasoo if baxay fagaaraha fanka, waxa uuna horey u qaaday heeso kale balse markaan waxa uu soosaaray hees cusb oo la magac baxday Ikraan . Mirah Heesta waxaa leh Sahro Salaad Diini halka laxanka iyo codka uu saaray [...]

May 7th, 2012 | Posted in Fanka iyo Fanaanka,Wararka | Read More »

Fanaanka Cabid Shire Jamac oo ka degay Magaalada Muqdisho

kawaanka

Fanaanin Soomaaliyeed oo uu horkacayo heesaga caanka ah ee Cabdi Shire Jaamac ayaa maanta ka soo degey garoonka dayuuradaha e Aden Cadde. Fanaaniintan ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka dayuuradaha iyadoo dadkii halkaas isugu tegey ay ka mid ahaayen fanaaniin badan oo ku nool magaalada Muqdisho. Cabdi Shire Jaamac Joqle oo ka mid ah [...]

May 6th, 2012 | Posted in Fanka iyo Fanaanka,Wararka | Read More »

Fanaanada Falis Cabdi iyo kooxdeeda Waayaha cusub oo Bandhig La yaab leh ka dhigay Magaalada Nairobi, Daawo

1

Xaflad si heersare ah loosoo agaasimey oo aykasoo qeyb galeen boqolaal qofood oo reer Eastleigh, isla markaana loogu magac darey (Nabadi waa nolole, Dhalinyarooy Nageeh) taasoo lagu wacyi galinayo dhalinyarada Soomaaliyeed si ay uga fogaadaan arimaha xagjirnimada ah isla markaana ay uga fogaadaan argagixisonimada iyo waxyaabaha lidka ku ah nabada. Barnaamijkan ayaa waxaa kasoo qeyb [...]

April 30th, 2012 | Posted in Fanka iyo Fanaanka,Wararka | Read More »

Fanaanka Keynaan Cabdi Warsame oo lala barbar dhigay o Bob Marley.Daawo Muuqaalka cajiibka ah

kaynaa

Fanaanka weyn ee caalamiga ah ee Soomaaliyeed ee K’Naan (Keynaan Cabdi Warsame) ayaa waxaa la sheegay inuu ka mid noqday dadka ugu waa weyn aduunka ee sida aadka ah loo jecel yahay heesahooda iyadoo fanaankaas lala bar bar dhigay inuu la mid yahay oo uusan ba ka yareysan fanmaaniinta ugu weyn caalamkaan sida Eminem iyo [...]

April 29th, 2012 | Posted in Fanka iyo Fanaanka,Wararka | Read More »

Nimco Dareen oo beenteeda laga daba tagay

Nimco

Nimco Dareen oo ah Fanaanad Fanka Socod Barad ku ah dadkuna ay aad u Jecelyihiin ayaa caadeysatay in ay Sheegato Heeso ay horey ugu Luqeeyeen Fanaaniin Magac iyo Maqaam ku dhex leh Bulshada, Kuwaasi oo ay kamid yihiin Fanaanada Marwo  Maxamed  oo horey u qaaday Heeskii BOOLI, iyo Fanaanada Hibo Maxamed Hudoon oo loogu magac [...]

April 25th, 2012 | Posted in Fanka iyo Fanaanka,Wararka | Read More »

Fanaanada Faadumo Shiino iyo Hees cusub oo ay kula hadlayso Shabaab

Fadumo

Fanaanada Faadumo Shiino ayaa soo saartay hees cusub oo lagu magacabo ha dilin dadkaada taas oo lagula hadlayay xoogaga al shabaab ee caadaystay qaraxyada joogtada ah ee ay la beegsadan qeybaha kale ee bulshada. Eriyada iyo Codka-ba waa Faadumo Shiino oo degan Holland, Laxankii C/llaahi Layloon, Musakadana waa Maxamed Weerow. Daawo Heesta Inta jeer ee [...]

April 13th, 2012 | Posted in Fanka iyo Fanaanka,Wararka | Read More »

Qeylo Dhaan Oo Soo Saartay Hees Lagu Magacaabo Qoorta Gooya Daawo

kiin

Heestaan ayaa waxaa Miraha Iska leh C/salaam Cali Muse halka Laxanka uu ku laraya Abwaanka weyn ee Xuseen Shire Ciyaar Jecel, iyadoo  uu Musica Saaray Macalin Karaama, waxaana heestan ka qeyb qaatay  fanaaniinta kala ah , Xawo Kiin, Xuseen shire , C/khaaliq Maxamed Siraad , Abuukar Xaaji Cabdi ,, Bakar yare , iyo Faysal Jawaase [...]

April 12th, 2012 | Posted in Fanka iyo Fanaanka,Wararka | Read More »

Hees Muuqaal ah oo koox fanaaniin Soomaaliyed ah ka sameeyan qaraxii 4 tii bishan ka dhacay Tiyaatarka Umadda

Layla

Kooxda fanaaniinta Soomaaliyeed ee Qarandoon ayaa waxa ay Soo saareen heesta Qarax kadib markii ay arkeen falalka foosha xun ee Alshabaab ku hayaan Umadda Soomaaliyeed iyo Qaraxii Golaha Murtida iyo madadaalada Qaranka ee Muqdisho DAAWO HEESTA Inta jeer ee la aqristay :346

April 10th, 2012 | Posted in Fanka iyo Fanaanka,Wararka | Read More »