Home » Jaaliyadaha You are browsing entries filed in “Jaaliyadaha”

Shirweynihii Dalada Isbaheysiga umadda Soomaaliyeed oo la soo gaba-gabeeyay. “Sawiro”

IMG_0646

Shirweynihii Sanadlaha ahaa ee Dalada Isbaheysiga Umadda Soomaaliyeed  kiisii 18-aad oo  Mudo Laba Maalin ah ka socday Magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden ayaa la soo gaba gabeeyay Maanta  oo Axada ah: Shirweynahaan oo Sanadkiiba mar la qabto ayaa sanadkaan ahaa mid Doorasho ah sida caadiga ah Labadii Sanadba mar ayaa la qabtaa Doorashada Hogaanka Dalada Ururka Isbaheysiga [...]

April 1st, 2012 | Posted in Africa,Wararka | Read More »

Daawo Wareeysi Video ah Proff Culumo Abdullahi Hiloowle oo ah Gabdhii ugu horeeysay oo Captain ah oo wada Markab:

Culumo

Barnaamijka Aragtida Qurba Jooga oo Todobaadkiiba mar aad ka daawataan Shacabkada Xaqiiqda.com ayaa Todobaadkaan waxaa martti inoogu ah Proff Culumo Abdullahi Hiloowle oo ah ka mid ah Gabdhihii ugu horeeyay e noqda Captain dhinaca Maraakiibta oo dalka Soomaaliyeed aad looga yaqaano. Proff Culumo waxaan wax badan ka wareeysanay Taariikh Nololeedkeeda iyo Aqoonteeda inta ay garsiisan [...]

March 3rd, 2012 | Posted in Fanka iyo Fanaanka,Jaaliyadaha,Wararka | Read More »

Dagaaladii ka socday Magaalada Muqdisho oo la isku habeeynsaday.

Muqdisho

Dagaalkii cuslaa ee saaka ka bilawday magaalada Muqdishooo u dhexeeya ciidamada DKMGiyo kuwa AMISOM oo wadajira iyo ururka Al-Shabaab ayaa caawala isku habeensaday iyadoo dagaalku sii xoogeystay. Dagaalkan oo duhurnimadii maanta qaboobay ayaa galabta dib u soo cusboonaaday ka dib markii ciidamada Al-Shabaab ay weerar rogaal celis ah soo qaadeen. Dagaalkan caawa ayaa xoogiisa ka [...]

January 20th, 2012 | Posted in Africa,Wararka | Read More »

Daawo Soomaalida Minnesota oo ka careysan xiritaanka Xawaaladaha Soomaalida

14

Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota dalka Maraykanka oo ah gobolka ugu Soomaalida badan dalka Maraykanka ayaa waxaa lagu qabtay dibad bax balaaran oo ay kasoo qay galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.   banaanbaxan ayaa looga soo horjeeday xayiraada bankiyada Mareykanka saareen Xawaaladaha Soomaalida.   Dadka Soomaalida ee Mareykanka ku dhaqan ayaa waayay 30 Decembar ee sanadkii hore 2011 ka [...]

January 1st, 2012 | Posted in Jaaliyadaha,Wararka | Read More »

HIRDA AMSTERDAM FUSTEL TORNAMENT 2011, oo lagu soo gaba gabeeyay Dalka Holland. Sawirro.

af1

Waxaa Magaalada Amsterdam ee dalka Holland lagu soo gaba gabeeyay Koobka Ciyaaraha Fustalka ee “Amsterdam Fustal Tornament 2011″ kaasi oo ah koob sanad waliba Bisha December dhamaadkeeda lagu qabto Magaalada Amsterdam ee dalka Holland, iskuna arkaan Kooxaha Jaaliyadaha Soomaalida ee dalalka Yurub. HIRDA AMSTERDAM FUSTEL TOURNMENT 2011, oo sanadkaan ahaa kii ugu xiisaha badnaa ee [...]

December 28th, 2011 | Posted in Europe,Jaaliyadaha,Sport,Wararka | Read More »

Britain oo fursad siinaysa Soomaalida Sharciga Soo-galootiga loo diiday iyo Holland oo Sharciga bixinaysa

Nede

Britain ayaa mar kale fursad siinaysa dadka soomaalida ah ee waqti hore loo diiday codsigooda maqangalyo doonka kuwaas oo sanado badan laga yaaba in ay sharci la’aan ku noolaayan Magaalooyinka dalkaas. Soomaalida deggan dalka Britain ee loo diiday sharciga deganaanshaha ayaa ay suurto gal tahay in arrintaas laga caawiyo sida ay sheegayan sharciyaqaanada Britain ee [...]

November 27th, 2011 | Posted in Jaaliyadaha,Wararka | Read More »

Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Holland oo ka dooday doorka Haweenka Saxaafada & Nabadda. Sawirro.

dal1

Kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah Wariyeyaasha Soomaaliyeed ee degan wadanka Nederland ayaa lagu qabtay magaalada Den Haag, kaasoo ay soo qaban qaabisay Hey’adda Dalmar Foundation, waxaana kulankaasi uu ahaa mid labo ujeedo xambaarsanaa. Ujeedada koowaad ee kulanka ayaa ahaa soo bandhigida Filim Documentery oo ay soo diyaariyeen Haweenka Suxufiyiinta ah ee ku [...]

November 19th, 2011 | Posted in Europe,Jaaliyadaha,Wararka | Read More »

Somaali Week Festival 2011 oo ka furmay London & Amin Amir oo wacdaro ka dhigaya. Sawirro.

somaliweek-03

Waxaa Magaalada London ee Cariga Dalka Britian si toos ah ugu furmay (Soomaali Week Festival 2011) oo ah Festival sanadle oo xilliyadaan oo kale sanad waliba lagu qabto Dalka Britian, kaasi oo ay ka soo qeyb galaan shaqsiyaad Magac ku leh Soomaalida dhaxdooda. 22-10-2011, ayaa Xafalad Furitaanka Soomaali Week Festival waxa ay ka dhacday Galbeedka [...]

October 24th, 2011 | Posted in Europe,Jaaliyadaha,Wararka | Read More »

Baroor-diiq loo sameeyay xasuuqii 4-ta bishan ka dhacay Muqdisho oo lagu qabtay Finland. Sawiro.

Helsink 5

Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Helsink ee dalka Finland ayaa baroordii aan loo kala harin u sameeyay dadkii lagu laayay dhacdadii 4-ta bishaan boqolaalka ruux lagu xasuuqay magaalada Muqdisho ka dib markii kooxda Al-Shabaab ee weerar ismiidaamin ah ku qaadeen Xarunta Hargaha iyo Saamaha ee Magaalada Muqdisho. Soomaalida Finland ayaa si weyn u cambaareesay [...]

October 7th, 2011 | Posted in Europe,Jaaliyadaha,Wararka | Read More »

Daawo Sawirada Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha oo Denmarka kula kulmay Jaaliyadda Soomaalida

3

Jaaliyadda Soomaalida Denmark ayaa soo dhaweeyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi weli Maxamed Gaas oo magaalada Copenhegan  kaga qeybgalaya shirka kooxda xiriirka Caalamiga. Inta jeer ee la aqristay :540

September 28th, 2011 | Posted in Africa,Wararka | Read More »