
Shirweynihii Sanadlaha ahaa ee Dalada Isbaheysiga Umadda Soomaaliyeed kiisii 18-aad oo Mudo Laba Maalin ah ka socday Magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden ayaa la soo gaba gabeeyay Maanta oo Axada ah: Shirweynahaan oo Sanadkiiba mar la qabto ayaa sanadkaan ahaa mid Doorasho ah sida caadiga ah Labadii Sanadba mar ayaa la qabtaa Doorashada Hogaanka Dalada Ururka Isbaheysiga [...]
April 1st, 2012 | Posted in Africa,Wararka | Read More »

Dagaalkii cuslaa ee saaka ka bilawday magaalada Muqdishooo u dhexeeya ciidamada DKMGiyo kuwa AMISOM oo wadajira iyo ururka Al-Shabaab ayaa caawala isku habeensaday iyadoo dagaalku sii xoogeystay. Dagaalkan oo duhurnimadii maanta qaboobay ayaa galabta dib u soo cusboonaaday ka dib markii ciidamada Al-Shabaab ay weerar rogaal celis ah soo qaadeen. Dagaalkan caawa ayaa xoogiisa ka [...]
January 20th, 2012 | Posted in Africa,Wararka | Read More »

Jaaliyadda Soomaalida Denmark ayaa soo dhaweeyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi weli Maxamed Gaas oo magaalada Copenhegan kaga qeybgalaya shirka kooxda xiriirka Caalamiga. Inta jeer ee la aqristay :540
September 28th, 2011 | Posted in Africa,Wararka | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sharif Sh. Axmed ayaa saaka furay suuq cusub oo ay dowladu ugu talagashay in ay ka ganacsadaan shacabka ku nool degmada Hodan. Madaxweynaha ayaa ku micneeyay mashruucaan barnaamij ku salaysan adeega bulshada iyo horumarinta dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay isagoo u qodbaynaya shacab badan oo ka soo qayb’galay furitaankii suuqa cusub in [...]
September 7th, 2011 | Posted in Africa,America,Asia,Australi,English News,Europe,Fanka iyo Fanaanka,Jaaliyadaha,Maqal iyo Muuqaal,Qormooyinka,Sport,Wararka | Read More »