Home » Europe You are browsing entries filed in “Europe”

HIRDA AMSTERDAM FUSTEL TORNAMENT 2011, oo lagu soo gaba gabeeyay Dalka Holland. Sawirro.

af1

Waxaa Magaalada Amsterdam ee dalka Holland lagu soo gaba gabeeyay Koobka Ciyaaraha Fustalka ee “Amsterdam Fustal Tornament 2011″ kaasi oo ah koob sanad waliba Bisha December dhamaadkeeda lagu qabto Magaalada Amsterdam ee dalka Holland, iskuna arkaan Kooxaha Jaaliyadaha Soomaalida ee dalalka Yurub. HIRDA AMSTERDAM FUSTEL TOURNMENT 2011, oo sanadkaan ahaa kii ugu xiisaha badnaa ee [...]

December 28th, 2011 | Posted in Europe,Jaaliyadaha,Sport,Wararka | Read More »

Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Holland oo ka dooday doorka Haweenka Saxaafada & Nabadda. Sawirro.

dal1

Kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah Wariyeyaasha Soomaaliyeed ee degan wadanka Nederland ayaa lagu qabtay magaalada Den Haag, kaasoo ay soo qaban qaabisay Hey’adda Dalmar Foundation, waxaana kulankaasi uu ahaa mid labo ujeedo xambaarsanaa. Ujeedada koowaad ee kulanka ayaa ahaa soo bandhigida Filim Documentery oo ay soo diyaariyeen Haweenka Suxufiyiinta ah ee ku [...]

November 19th, 2011 | Posted in Europe,Jaaliyadaha,Wararka | Read More »

Somaali Week Festival 2011 oo ka furmay London & Amin Amir oo wacdaro ka dhigaya. Sawirro.

somaliweek-03

Waxaa Magaalada London ee Cariga Dalka Britian si toos ah ugu furmay (Soomaali Week Festival 2011) oo ah Festival sanadle oo xilliyadaan oo kale sanad waliba lagu qabto Dalka Britian, kaasi oo ay ka soo qeyb galaan shaqsiyaad Magac ku leh Soomaalida dhaxdooda. 22-10-2011, ayaa Xafalad Furitaanka Soomaali Week Festival waxa ay ka dhacday Galbeedka [...]

October 24th, 2011 | Posted in Europe,Jaaliyadaha,Wararka | Read More »

Baroor-diiq loo sameeyay xasuuqii 4-ta bishan ka dhacay Muqdisho oo lagu qabtay Finland. Sawiro.

Helsink 5

Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Magaalada Helsink ee dalka Finland ayaa baroordii aan loo kala harin u sameeyay dadkii lagu laayay dhacdadii 4-ta bishaan boqolaalka ruux lagu xasuuqay magaalada Muqdisho ka dib markii kooxda Al-Shabaab ee weerar ismiidaamin ah ku qaadeen Xarunta Hargaha iyo Saamaha ee Magaalada Muqdisho. Soomaalida Finland ayaa si weyn u cambaareesay [...]

October 7th, 2011 | Posted in Europe,Jaaliyadaha,Wararka | Read More »

Madaxweyne Shariif oo xariga ka jaray suuqyo cusub.

IMG_0444-300x200

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sharif Sh. Axmed ayaa saaka furay suuq cusub oo ay dowladu ugu talagashay in ay ka ganacsadaan shacabka ku nool degmada Hodan. Madaxweynaha ayaa ku micneeyay mashruucaan barnaamij ku salaysan adeega bulshada iyo horumarinta dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay isagoo u qodbaynaya shacab badan oo ka soo qayb’galay furitaankii suuqa cusub in [...]

September 7th, 2011 | Posted in Africa,America,Asia,Australi,English News,Europe,Fanka iyo Fanaanka,Jaaliyadaha,Maqal iyo Muuqaal,Qormooyinka,Sport,Wararka | Read More »