Home » Maqal iyo Muuqaal You are browsing entries filed in “Maqal iyo Muuqaal”

Daawo Madaxweyne Shariif iyo Wafdigiisa oo ku murmaya Luuqada uu Shirka Jaraa”id ku qaban lahaa Markii galabta xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay Wariyaasha, Ma Carabi mise Af Somali, Daawo

Shariif

Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya  Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta khudbad ka jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo khudbaddiisana kaga hadlay dhinacyo badan oo ku saabsan xaalada dalka Soomaaliya. Arrimaha Madaxweynaha soo qaatay waxaa ka mid ahaa  qabyo-qoraalka dastuurka loo sameynayo Soomaaliya oo haatan oday-dhaqameedyo ay u fadhiyaan soo xulista ergooyinkii ansixin lahaa, wuxuuna [...]

May 15th, 2012 | Posted in Maqal iyo Muuqaal,Wararka | Read More »

Daawo Tababarka Casriga ah ee cajiibka badan ee Ciidamada Dowladda KMG ah, Habka Guriyaha dushooda loo fuulo iyo taatiko kale

tababarka

Dalka Uganda waxaa xad iyo jeer tababaro lagu siiya Ciidamada Dowladda KMG ah iyadoo Uganda laga furay xerooyin tababarka Ciidamada Soomaaliya, dhaqaalaha ku baxa iyo tabarayaasha askarta waxaa bixiya Mareykanka iyo Midowga Yurub, gaar ahaan tababarka waxaa bixiya Saraakiil sar sare oo Midowga ka socda. Hadaba Daawo Tababarka Ciidamada Soomaaliya Inta jeer ee la aqristay [...]

May 12th, 2012 | Posted in Maqal iyo Muuqaal,Wararka | Read More »

Gaddafi clung to a fading reality,Libya on the Line

Gaddafi_1280628a

Muammar Gaddafi’s public persona during the Libyan civil war was that of a confident, defiant leader – a man who (in a much-parodied speech) threatened to hunt his enemies from house to house, room to room, alley to alley. But recordings of his private conversations with aides reveal a more measured, less self-assured tone. Sometimes [...]

May 12th, 2012 | Posted in English News,Maqal iyo Muuqaal | Read More »

Mid ka mid ah burcad badeeda Soomaalida oo ku xiran Haregeysa oo markii ugu horeysay ka hadlay sababta ku qasabtey, Daawo Muuqaalka

farax

Mid ka mid ah burcad badeeda Soomaalida oo ku xiran xabsi ku yaala magaalada Haregeysa ayaa waxaa la sheegay inuu markii ugu horeysay uu ka ahadlay sababta ku qasabtey dadka Soomaalidu inay noqdaan kuwa ka qaraabta badaha islamarkaana qafaalashada u geysta maraakiibta isagooshaya badweynta dhexdeeda. Faarax Ismaaciil Iidle oo ka mid ah maxaabiista ugu xiran [...]

May 10th, 2012 | Posted in Maqal iyo Muuqaal,Wararka | Read More »

Sheekh Max’ed Cabdi Umal :Odayaal inta badan aan waxba qorin waxba aqrin sidee ayay ku ansixin karaan Dastuur umadd lagu dhaqaya, Waa Yaabka Adduunkiisa, Maxaa loo diiday dadka waxbartay,Daawo Muuqaalka

Umal1

Sheekh  Max’ed Cabdi Umal ayaa si weyn uga soo hor jeestay Dastuurka Cusub ee lagu wado in laga dhaqan galiyo Wadanka Soomaaliya isagoo wax lala yaabo ku tilmaamay dastuur ansixintiisa loo xilsaaray odayaal jaahilin u badan oo aan waxba qorin ama waxba aqrin. Waxa uu ku baaqay in laga digtoonaado Dastuurkan oo aan la ansixin [...]

May 6th, 2012 | Posted in Maqal iyo Muuqaal,Wararka | Read More »

Fadeexo soo Wajahday Mr.Nicolas Sarkozy oo la ogaaday inuu 50 Milyan oo Euro ka helay Marxuum Qadaafi (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Qadafi

Madaxweeynaha dalka Faransiiska Mr.Nicolas Sarkozy ayaa waxaa soo Wajahday Fadeexo weeyn taas oo wax u dhimi doonta Doorashada iminka ka socota dalka Faransiiska ee uu ku doonayo Jagada Madaxtinimada dalkaas markiisii labaad. Madaxweeyne Nicolas Sarkozy waxaa lagu hayaa Cadeeymo muujinaya inuu 50-Milyan oo Euro ka helay Sanadkii 2007 Madaxweeynihii hore ee dalka Liibiya Marxuum Muamar [...]

May 1st, 2012 | Posted in Maqal iyo Muuqaal,Wararka | Read More »

Dhaqanka Gabdhaha Soomaaliyeed ee Qurbaha oo sii xumaanaya iyo Gabdhihii Soomaaliyeed oo Diracyo qaawan ku dheelaya (Daawo Isbadalkaan cusub)

ggg

Waxaa marba marka ka dambeeysa sii xumaanaya hab dhaqanka ama Labiska dhaqan ahaan ay ku dheelaan Gabdhaha Soomaaliyeed kuwooda Qurbaha ku nool kuwaas oo dhex galay Dhaqamo cusub oo ay si caadi ah ula qabsadeen. Soomaalida dhaqan weey u leedahay inay Xafladaha iyo Aroosyada ka dheelaan laakiin dhaqan uma lahan inay Dumarku si bareer ah [...]

April 22nd, 2012 | Posted in Maqal iyo Muuqaal,Wararka | Read More »

Daawo Xaasaskii Bin Laden iyo caruurtiisa oo la soo bandhigay

binladin_caruurtiis_xaaskiis_3

Telefishinka Al-Carabiya ee fadhigiisu yahay magaalada Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ayaa noqdey warbaahintii ugu horeysay caalamka ee ka soo waranta nolasha qoyskii Usaama Bin Laadin gaar ahaan xaasaskiisii, caruurtii uu dhaley iyo kuwa uu awoowe uu ahaa oo ay dhaleen awlaadiisa, iyadoo koox wariyeyaal ka socota Tv-gaasi ay booqdeen guri xabsi ahaan [...]

April 13th, 2012 | Posted in Maqal iyo Muuqaal,Wararka | Read More »

Daawo Markii uu nafta ka baxday Saciid Mugambe Guddoomiyihii xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ku dhintay qaraxii maanta

Saciid2

Saciid Maxamed Nuur oo loo yaqaanay Saciid Mugambe waxaa uu ahaa ka hor intii uusan noqon Guddoomiyaha xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya Agaasimaha Naadiga kubadda Cagta ee Dahabshiil. Allaha u Naraxiistee Saciid Mugambe waxaa uu maanta ku dhintay qarax Mas’uuliyadiisa sheegatay shabaab oo ka dhacay gudaha xarunta Tiyaatarka ee Magaalada Muqdisho. Sidoo kale qaraxan waxaa ku [...]

April 4th, 2012 | Posted in Maqal iyo Muuqaal,Wararka | Read More »

Daawo Muuqaalka qofkii is qarxiyay iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo markii qaraxa dhacay Naxdin la booday, Waa Muuqaal Cusub

qqqq

Muuqaalka la helay ayaa muujinaya qofka is qarxiyay inuu ahaa Dumar, in kastoo shabaabka ilaa iyo hadda faahfaahin ka bixin sida ugu suuragashay inay qarax la beegsadan goob amaankeedu aad loo ilaalnayay. Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa khudbada jeedinayay markii qaraxa dhacayay, isagoo gadaal u booday markii qaraxa dhacay bal Daawo Muuqaalkan [...]

April 4th, 2012 | Posted in Maqal iyo Muuqaal,Wararka | Read More »