Home » Qormooyinka
You are browsing entries filed in “Qormooyinka”

Faroole maxuu qoonsaday ? waxaa ugu horeeysa asaga oo aanan jacleeyn qaran somali in uu oo dib u soo noqda sabbabaha soo socota darteed,waxaa uu ansixiyay dastuur ku cad in Bintland aayan ka mid aheeyn Somalia,waxaa ku qoran dastuurka Binland xaga arimaha jinsiyada in qofka Bintland ku dhashaa ama ku jiraa xeendaabka Bintland in uu [...]
May 13th, 2012 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

C/wali gaas ” fiiri..fiiri, ” Nasiib darada jirtaa waxaa weeye Dadka mucaaradaya dastuurka qabyada ah, boqolkiiba 99 maba garanayaan waxyaabaha uu qoraayo mana haboona qofku inuu wax iska diido isagoo aan aqoon u laheyn waxa uu diidayo” Gaas oo la hadlayey idaacada VOA. Hadaba waxaa soo shaac baxeeysa in C/weli caafimaadkiisa xaga maskaxda aay xaqiiq [...]
April 26th, 2012 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Akhristow ma aqrisay dastuurka Puntland lagu asnixiay mise ogtahay in dastuurkaa uu yahay mid qayaano qaran ku ah midnim umada somali,haddii aan dib u milicsano dastuurka Puntland waxaa u qorayaa in Puntland tahay dowlad madaxbanaan sida ku cad dastuurka,haddii aan soo qaadano qodobo faro badan wax aad arkeeysaa sida wax loo qoray in aay tahay [...]
April 20th, 2012 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Al Shabaab oo ah urur guracan oo aan laheeyn ujeedo ama aragti somalinimo waxaa uu ku jiraa xaraarug arinka waxaa uu maraayaa ri gowracan geedo kama waabato,diinta islaamka ee sharafta badneeyd sawirka aay ka bixiyeen waxaa uu noqday mid caalamka islaamka uu ka naxo kana biyo diido,somalidana waxaa aay u aragtay ururka shabab mid laga [...]
April 13th, 2012 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

CUTUBKA 6 AAD-MATALAADDA SHACABKA Qodobka 51aad-Mabaadi’da Guud ee Matalaadda (1) Nidaamaka doorashadu waa in uu ku dhisnaadaa mabaadi’da soo socota: (a) Ku-dhaqanka xuquuqda siyaasadda ee muwaaddiniintu waxay ku caddahay qodobka 27aad. (b) In geeddisocodka doorashadu noqoto mid sahlan, la fahmi karo xeerarkiisa, qaababkiisa iyo habraacyadiisaba. (c) Dadka gaarey da’da codbixinta oo dhammi xaq siman ayay [...]
April 8th, 2012 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

CUTUBKA 4AAD-WAAJIBAADKA JAMHUURIGA AH Qodobka 47aad-Waajibaadka Muwaaddinka (1) Shareecada Islaamku waxay ilaalinaysaa isu-dheelitirnaanta xuquuda iyo waajibaadka. (2) Waajibaadka waddaniga ah sina loogama sooci karo ku-dhaqanka sinnaanta, xorriyaadka iyo xuquuqda kale. Sidaas darteed, muwaaddin kasta waxaa waajib ku ah :- (a) In uu noqdo waddani daacad u ah horumarinta iyo wanaagga dalkiisa; (b) In uu [...]
April 6th, 2012 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

CUTUBKA 1AAD – (BAAQA JAMHUURIYADDA) Qodobka 1aad – Mabaadi’da Asaasiga 1. Dastuurka Soomaaliya waxaa saldhig u ah Quraanka kariimka ah iyo Sunnada Nabi Muxammed (scw), wuxuuna hormarinayaa maqaasidda shareecada iyo cadaaladda bulshada. 2. Soomaaliya waa dal Islaam ah, dadkiisuna ku abtirsadaan dunida Carabta iyo Afrikaanka. 3. Dastuurka Soomaaliya wuxuu dhiirrigelinayaa xuquuqda aadanaha, talinta sharciga, shuruudaha [...]
April 3rd, 2012 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow tujiyay salaadii janaasada aheyd ee Meydka Madaxweynihii hore Soomaaliya oo diyaarad gaar ah nusa aac ka hor ka soo dejisay garoonka diyaaradaha Muqdisho. Naxashka lagu siday Meydka Marxuum C/llaahi Yuusuf oo ku xardhanaa calanka Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa la dhigay meel lagu diyaariyay garoonka in salaada janaasada lagula [...]
March 25th, 2012 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Madaxweynaha Dowladda KMG ah Shariif Axmed ayaa Caawa casho sharaf u sameeyay Haweenka Soomaalida iyadoo cashada caawa lagu xusayay Maalinta 8 Marso, Laakiin dadkii Cashada ka qeybgalay ayaa indhaha saaray Labo Xaas oo Madaxweynaha qabo kuwaas oo kursiga kaga soo horeeyay Madaxweynaha. Cashada ayaa sidoo kale waxaa fadhiyay Afhayeenka Baarlamaanka iyo Xubno kale. Qaar ka [...]
March 9th, 2012 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »

Kadib markii saacado ka hor lasoo gabagabeeyay shirkii London ayaa waxaa lasoo saaray warmurtiyeedkii kama dambaysta ahaa ee ay isku raaceen ka qaybgalyaasha shirka. Hordhac 1. Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster House uu ka dhacay 23kii Febraayo 2012, waxaana ka soo qaybgaley konton iyo shan wefdi oo ka kala socdey Soomaaliya iyo [...]
February 23rd, 2012 | Posted in Qormooyinka,Wararka | Read More »