Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Daawo Muuqaalka Gaadiid dagaal oo noocyo kala duwan ah oo Mareykanka ku wareejiyay Dowladda KMG ah

1

Dowlada Mareykanka ayaa Deeq gaadiid ah oo isugu jiro nuucyo kala duwan ku wareejisay Dowlada KMG ee Soomaaliya kadib Munaasabad Balaaran oo ka dhacday Magaalada  Muqdisho iyadoo gaadiidka ay u badan yihiin kuwa xamaala ciidamada  iyo hubka. Masuuliyiinta Goob jooga ka ahaa Goobta  lagu wareejinayay Gaadiidka Mareykanku ku deeqeen waxaa kamid ahaa Ra’isulwasaare ku xigeenka [...]

May 19th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

C/raxmaan C/shakuur oo Sir muhiim ah sheegay, Maxaa loogu yeeray Shiekh Shariif?

abdirahman warsame (2)

Kulankii Golaha Amaanka, Sheikh Shriif iyo Shirka Adis-ababa Golaha Amaanka wuxuu shalay kulan ka yeeshay arrimah Soomaaliya. Waxaa shirkaas ka hadlay Ambassador Mahiga iyo Madaxweyne Shariif. Waxaa kaloo taas dhinac socda kulamo xasaasi ah oo uu madaxweyne Shariif la yeeshay qaar ka mid ah xubnaha joogtada ah ee Golaha Amaanka. Waxaa dad badan iswaydiinayaan maxaa [...]

May 18th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

WAR DEG DEG AH:Lacag fara badan oo lagala fakaday Shirkadda Maamusha Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, Dhalashada Ninka fakaday iyo Magaciisa

10173

Nin Ajnabi ah oo ahaa xisaabiyaha Shirkada SKA ee gacanta ku heysa Maamulka Garoonka Diyaaradaha ayaa maanta la dhuuntay lacago uu in muddo ah u hayay shirkada, isagoo ninkan diyaarad ka raacay Garoonka. Magdi oo ah ninka la rumeysan yahay inuu lacagtaas la fakaday ayaa dhalashadiisa lagu sheegay dalka Masar, in kastoo wararka qaar ay [...]

May 18th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Chelsea oo loogu baaqay in aysan burin Di Matteo

Roberto Di Matteo2

Macalinka Bayern  Jupp Heynckes ayaa ugu baaqay maamulka Chelsea in Roberto Di Matteo aan laga raacdeyn shaqadiisa oo ay macalin rasmi ah ka dhigtaan hadii Bayern Munich ay ka badisoChelsea ciyaarta kama danbeysta ah ee  Champions League iyo hadii kale. Heynckes, 14 sano ka hore wuxuu Champions League u qaaday Real Madrid isagoo ka qaaday Juventus laakiin [...]

May 18th, 2012 | Posted in Sport,Wararka | Read More »

Exclusive: Ottawa’s most wanted thugs (videos)

Sun

They’re wanted in connection with stabbing a stranger to death on a sidewalk; taking a man at gunpoint; knifing a man held against his will; taking part in a shooting that nearly killed a man and as a target in a major drug-trafficking crackdown. The Ottawa police guns and gangs unit has identified five of [...]

May 18th, 2012 | Posted in English News,Wararka | Read More »

Fadeexad iyo ceeb weyn oo soo wajahday haweeney Soomaali ah oo ku nool Dalka Ingiriiska(Daawo Muuqaal ahaan Fadeexad iyo ceeb weyn)

Ceeb

Fadeexad iyo ceeb weyn ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday haweeney Soomaali ah oo ku nool dalka Ingiriiska ka dib markii lagu soo eedeeyey wax isdabamarin iyo inay mar labaad iska dhiibtay dalkaasi Ingiriiska ayadoo horey uga dhiibneyd dalkaasi Sweden ayna ka been sheegtay dacwadeeda qaxootinimo, islmarkaana ay ka qaadatay dalkaasi Ingiriika lacag gaareyso [...]

May 18th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Split loyalties trip up Somaliland recognition dance

Somaliland_18May

British-based Somalilanders wave the flag of the internationally unrecognised self-declared republic of Somaliland as they hold a pro-independence rally outside Downing street in London on February 22, 2012. They called for recognition of Somaliland, currently a region of Somalia in the eyes of the international community, as a sovereign state following the region’s unilateral declaration [...]

May 18th, 2012 | Posted in English News,Wararka | Read More »

Daawo hogaamiye dhaqmeedkii ugu weynaa Puntland oo meel iska dhigay hadalkii Faroole kana degay Muqdisho

islaan_4

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo ka mid ah salaadiinta ugu caansan Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada Puntland ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Islaan Bashiir oo maanta ka soo kicitimay Magaalada Galkacyo ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha, Wasiiro ka [...]

May 18th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Itoobiya oo soo faragelisay muranka ka taagan Dastuurka qabyada ah ee Soomaaliya iyo qodobo ay doonayso in wax laga bedelo

wuuuuw

Itoobiya oo khilaaf dhinaca dhulka kala dhaxeeya Soomaaliya ayaa qabanaysa shir looga hadlaya arrimaha Dastuurka cusub ee Soomaaliya iyo xilliga kala guurka ah. Maamul Goboleedka Puntland ayaa doonaya in shirkan lagu qabto Magaalada Adis ababa si ay Itoobiya gacan ugu geysato xalinta qodobada Dastuurka. Maamulka Puntland kuma qanacsana Dastuurkan qabyada ah ee la filayo in [...]

May 18th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

WAR DEG DEG AH:Dagaalkii ugu cuslaa oo caawa ka socda Magaalada Muqdisho

breaking_news_3759

Dagaal culus ayaa xilligan oo saacada Magaalada Muqdisho ay tahay 11 habeenimo ama 5 saac habeenimo waxaa uu ka socda dhanka Dharkeenley ama nawaaxiga Xoosh halkaas oo fariin ku leeyihiin Ciidamada  dalka Brundi. Wariye jooga Xaafada Madiina ayaa waxaa uu leeyahay hubka caawa dhacaya inuu yahay kii ugu cuslaa oo uu maqla muddooyinkan dambe waxaa uu [...]

May 17th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »